Saturday, May 18, 2024

Xafiiska Q/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho

Xafiiska Q/Midoobay ee Somalia  ayaa goor dhow war ka soo saaray rabshadaha iyo iska horimaadyada xalay illaa saaka ka socda magaalada Muqdisho kuwaasoo dhexmaraya...

Musharax Khayre: “Waxaan ka badbaadnay saaka isku day dil oo la soo qorsheeyey”

Raisul Wasaarihii hore ee Somalia ahna musharax u taagan doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo musharaxiin kale ay ka badbaadeen isku day dil...

Madfac ku dhacay gudaha garoonka dayuuradaha Aadan cadde (Sawirro)

Madfac ayaa goor dhow ku dhacay gudaha garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho xili agagaarka hotelka Jasiira oo ku dhow garoonka uu ka...

DEG DEG: Dibed-baxayaal iyo Musharaxiin lagu rasaaseeyey agagaarka isgoyska Km4

Rasaas xoogan ayaa goor dhow ka bilaabatay agagaarka isgoyska km4 ee magaalada Muqdisho xili ay xiran yihiin jidadka magaalada intooda badan. Wararka qaar ayaa sheegaya...

Dibed-bax uu horkacayo C/raxmaan C/shakuur oo ka bilowday Muqdisho

Banaanbax uu hoggaaminayo hoggaamiyaha Xisbigaha Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah midowga Musharixiinta ayaa ka bilowday wadada isku xirta garoonka Aadan cadde...

Ciidamada DF oo la wareegay daljirka Dahsoon iyo jidadka Magaalada oo xiran (Sawirro)

Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa saaka xiray inta badan waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho iyagoo joojiyey socodka gaadiidka, sidoo kale ciidamada ayaa xalay qabsaday taalada...

Khayre: “Weerarkan wuxuu bilow u yahay siyaasadda xukun isku dhajinta ah”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa weerarkii xalay saqdii dhexe ka dhacay Muqdisho ku tilmaamay "Bilowga Natiijada siyaasadda xukun isku dhajinta...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal culus Xalay saqdii dhexe abaarihii 1:15 daqiiqo ka qarxay nawaaxiga Hotelka Naasa hablood 2 oo ay degan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs