Saturday, May 18, 2024

Jen. Xijaar oo soo saaray Wareegto xilka looga xayuubiyey Taliye saldhig Boolis

Taliyihii ciidanka Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo lagu bedelay Taliye Cusub Wareegtada isbedelkan lagu sameeyey ayaa ka soo...

Musharax shaaciyey qorsheyaal halis ah oo ay wadaan Farmaajo iyo dowlada Qatar

Farmaajo qorshaha ay Qatar u dejisey waa inuu boobo doorashada, kadibna uu dagaal ku qaado siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada ka soo horjeeda,...

Maxaa ka jira in Somaliland la safatay mid ka mid ah dhinacyada ku hardamaya...

Wasiirka  arrimaha dibada Somaliland Ciise Kayd Maxamuud ayaa sheegay in Somaliland ayaa ka jawaabay warar ay qoreen warbaahinta Itoobiya qaarkood oo sheegaya in Somaliland...

Ciidamada Uganda iyo Congo DR oo wadajir u bilaabay howlgal ka dhan ah Daacish

Ciidamada Uganda iyo Congo DR ayaa si wadajir ah duqaymo cirka iyo madaafiicda ah uga fuliyay bariga Congo, kuwaasoo lala beegsaday Maleeshiyaadka taabacsan Daacish...

Wasiirka Arrimaha dibadda ee Shiinaha oo gaaray magaalada Addis Ababa (Sawiro)

Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Shiinaha Wang Yi iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho rasmi ah saaka ku tagay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka...

Laftagareen & guddiyada doorashooyinka oo ka wada hadlay baarista kursiga HOP103

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan la qaatay Gudiyada Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee...

Dowlad shaacisay iney mamnuuceyso cunista hilibka Eeyga & Muran ka dhashay

Madaxweynaha koonfurta Korea, Moon Jae-in, ayaa sheegay iney ka fikirayaan iney mamnuucaan cunista hilibka Eyga oo shacabka dalkaas ay si weyn isticmaalaan. Isagoo ka hadlayey...

Raisul Wasaaraha Itoobiya oo baaq yaab leh u diray dagaalyahanada kooxda TPLF

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay Kooxda TPLF inay isa soo dhiibaan isagoo ku dooday in xoogagga dowladda ay qarka u saaran...

(Sawirro) Muxuu Saciid Deni ku soo arkay wadada xiriira Garoowe & Laascaanood?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, oo uu ku socdo dayactir. Deni ayaa warbixin ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs