Saturday, June 15, 2024

Ciidanka Taliban oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan kooxda Daacish

Ciidamada Taliban ayaa howlgal ay habeenkii xalay ka fuliyeen magaalada Kabul ku dilay lix xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish. Afhayeen u hadlay Taliban Qari...

War Deg Deg ah: Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada (Halkaan ka Aqriso...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland ayaa sheegaya in  Madaxweyne Muuse Biixi oo goor dhow ku dhawaaqay Golahiisii Wasiirada Iyo kuxigeenada. Mudane...

Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug!!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii...

Maxkamada ICC oo dalbatay in la soo xiro Raisul Wasare Netanyahu & Wasiirkiisa Difaaca

Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra'iisul wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant. Sidoo kale waxaa...

Muxuu Deni kala hadlay Saraakiisha ciidamada difaaca Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ee Daraawiishta. Kulanku intuu socday Madaxweynaha ayaa...

Sidee RW Hamze loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Qabri Dahare iyo Godey? (Sawirro)

Kumaankun oo qof oo faraxsan ayaa galabta ku soo dhaweeyay magaalooyinka Birqod, Qabri Dahare iyo Godey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi...

Dil ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya 

Askari katirsan ciidanka Minishiibiyada dowlada Hoose ee Xamar ayaa maanta wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeesanayay mooto Bajaaj waxa uu ku dilay Isgooska Sanca...

Wasiir Fiqi oo ka qeyb galay Madasha Oslo kana hadlay Dagaalka ka dhanka ah...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa kaqeyb galay mid ka mid ah fadhiyada “Madasha Oslo” taas...

Mareykanka oo 5 Milyan dollar dul dhigay madaxa Hoggaamiye katirsan Al Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa baadigoob xooggan ugu jirta hoggaamiyaal sar sare oo katirsan kooxda Al Shabaab ee Soomaaliya ka aas aasan , kuwaa oo Mareykanka...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs