Friday, May 17, 2024

Jaziira Hospital oo Muqdisho keenay Dhaqaatiir dalka Dibadiisa loo aadi jiray (Sawirro)

Dhamaan bulshada ku dhaqan magalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ay  yimaadeen dhaqaatiir ka socota dalka India...

Raísul Wasaare Xamse oo ka digay khatar amni oo Muqdisho kusoo wajahan amarna bixiyay

Raísul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ciidanka dowladda oo gacan ka helaya kuwa ammaanka bilaabayaan howlgalo Al Shabaab looga...

Farmaajo oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliyeyaasha ciidamada & Heyadaha amniga

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah iskugu yeeray taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo masuuliyiinta heyadaha kale ee amniga dalka. Kulankan oo...

Wasiirkii labaad oo 24 saac gudahood iska casilay Xukuumada Soomaaliya

Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaas. Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa sheegay inuu yahay...

Dal ku yaalla bariga Afrika oo caasimadiisa ka mamnuucay Mooto Bajaajka

Dowlada Burundi ayaa caasimada Bujumbura ka mamnuucday mootada seddedx lugoodka ah ee bajaajta loo yaqaano iyo kuwa labada lugood leh. Baaskiiladda gaarka loo leeyahay iyo...

Dooni Xamuul oo siday Gawaari badan oo nuuca Dunida ugu Qaalisan ah oo degtay...

Doonidaan oo laga lahaa Dalka Talyaaniga kana soo shiraacatay dalka Faransiiska ayaa ku dagtay badweeynta Atlantic-ga , xili ay kusii jeeday Wadanka Brazil muddo...

Xarunta Telefishinka Qaranka Ukraine oo la duqeeyey iyo dad ku dhintay (Sawirro)

Milateriga Ruushka ayaa duqeeyey anteenoyinka Xarunta Tv-ga Qaranka Ukraine duqaynta ka hor ayay Ruushka u digeen dadka caasimada Kyiv ku nool Kooxaha gargaarka degdega ah...

Madaxda Maamul goboleedyada oo lagu casuumay Shir ka dhacaya Garawe (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa Madaxda maamul goboleedyada dalka ku casuumay shir ka dhacaya 20-ka bisha soo socota ee Marso magaalada Garawe...

Xildhibaanada Mooshinka ka geeyey Guddoomiye Jawaari oo bilaabay olole cusub

Olole cusub ayaa ka bilowday Magaalada Muqdisho kaasoo ay wadaan xildhibaanadii mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari. Xildhibaanadan Mooshinka geeyey oo ka...

Xiliga uu Jawaari khudbada u jeedinayo Xildhibaanada Golaha Shacabka oo xal laga gaaray

Waxaa saakay baaqday kulan la filayay in ay yeeshaan Xildhibaanada Golaha Shacabka, kulankan ayaana ajandihiisu ahaa hadal jeydinta Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs