Allbanaadir.com
NEWS

Shir looga hadlayay Dhismaha Wado Muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay dhismaha Wadada Jaziira oo ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
 
Shirkaan oo uu Shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Maaliyadda DFS, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya.
 
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dadaal ugu jira sidii loo dhisi lahaa Wadada Jaziira oo muhiim u ah isu socodka shacabka Caasimadda Muqdisho, waxaana maamulka wadaa dadaalo lagu dhisayo Wadadan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dayuuradaha Ruushka & China oo galay hawada Mareykanka

Caydiid Ali

Dawada Covid-19 oo Lasoo Jeediyay Ma Nin Buka Boqol U Talisay Baa Mise Rajo Dhab ah ?

Cabdi Cade

Elon Musk oo si rasmi ah ula wareegay shirkadda Twitter, shaqadana ka eryey..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---