Puntland oo muddo kooban Mamnuucday isku soo baxyada dadweynaha (Akhriso)

Puntland ayaa ku dhawaaqday in muddo 30 cisho ah la joojiyay isu soo baxyadda bulshadda iyo kulamada cawayska.

War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in talabadan looga dan leeyahay in laga feejignaado fayraska Corona oo laga cabsi qabo inuu soo laba kacleeyo sida ay warka u dhigeen.

Hoos ka akhriso qoraalka uu soo saaray guddiga Puntland u qaabilsan COVID-19 oo sidoo kale amaro kale lagu xusay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -