Xog ku aadan :-Ujeedka safarka Gudoomiyaha Aqalka saree e Dhuusamareeb & Imaanshaha Axmed Madoowe...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka...