Ansixinta Golaha Wasiirada Hirshabelle oo dib u dhacday iyo Shaki cusub oo soo baxay
Waxaa maanta baaqday kulan lagu waday in ay yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle, waxaana kulankan lagu waday in lagu horgeeyo golaha Wasiirada Hirshabelle.
Kulanka Baarlamaanka...
Qoraalada been abuurka iyo Khiyaanada oo kusoo badana Baraha Bulshada!!.
Waxaa jira Dad badan oo isticmaala baraha gaar ahaan Facebook oo ku caan baxay in ay sameeyaan Qoraalo been abuur ah, ku waasi oo...
Isbadal lagu sameenayo Saraakiisha Ciidanka Milatariga iyo Madaxweyne Farmaajo oo amar bixiyay
Isbadal weyn ayaa la filayaa in lagu sameeyo saraakiisha hogaamisa Ciidanka Milatariga Soomaaliya, waxaana dhawaan la howl galin doonaan saraakiil da'yar ah oo inta...
Wararkii ugu Dambeeyay Ansixinta Golaha Wasiirada Hirshabelle iyo Xildhibaanadii kasoo horjeeday Wasiirada oo…
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in maanta lagu wado in Xildhibaanada maamulkaasi kulan aan caadi aheyn isugu yimaadaan.
Kulanka...
Guri Weyn uu lahaa Madaxweyne Joseph Kabila oo la gubay
Guri weyn uu lahaa Madaxweynaha dalka Congo Joseph Kabila ayaa la gubay kadib markii maleeshiyaad hubeesan oo kasoo horjeeda dowladiisa weerar xoogan ku qaadeen gurigaasi.
Madaxwenaha...
Dowlada Somalia oo ka qeyb gashay Shir Muhiim ah oo ka dhacay Rabat (Daawo...
Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Howlaha Guud, Dib – u Dhiska iyo Guryeynta Dowladda Fedreaalka Soomaaliya Eng. Sadaq Abdullahi Abdi ayaa shir Sanadeedka Wasiirada Guryeynta...
Weerar xeeladeysan oo caawa ka dhacay degmada Afgooye & faahfaahino ka soo baxaya
Iska horimaad culus ayaa caawa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray xoogag taabacsan Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Somalia...
C/wali Gaas oo xariga ka jaray xarumo iyo Jidad laga dhisay Magaalada Gaalkacyo (Daawo...
Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarigga ka jaray sadex waddo oo laami ah iyo dhismaha bangiga dhexe ee magaalada Gaalkacayo.
Gaas ayaa...
Madaxweyne hore oo laga cafiyey xabsi dheer oo horey loogu xukumay (Daawo Sawirro)
Madaxweynihii hore ee ee dalka Peru, Alberto Fujimori ayaa xabsiga laga sii daayey ka dib markii uu cafis u fidiyey Pedro Pablo Kuczynski oo...
Raisul wasaare Khayre oo shaaciyey war ka farxiyey bahda Isboortiga Soomaaliyed
Ra’isul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay sanadka soo socda ee 2018ka guuri doonaan garoonka kubada...