Qaybta 1 Aad :-Xusuustayda waxqbadkii Xassan Cali Khayre Inta aan Joogay Xafiiska !!

23-kii Bishii Febraayo sanadkii 2017 Madaxweynaha Somalia Max’ed C/llaahi Farmaajo ayaa Xassan Cali Khayre u xushay inuu noqdo Raisul Wasaarihii 19aad ee dalka. Khayre oo wax badan ka ogaa caqabadaha jira, lehna khibrad hogaamineed ayaa 1-dii Maarso 2017 waxaa uu golaha shacabka u cadeeyey inuu ku shaqeyn doono Karti, hufnaan, daacadnimo, wadatashi, wadashaqeyn, tanaasul iyo … Continue reading Qaybta 1 Aad :-Xusuustayda waxqbadkii Xassan Cali Khayre Inta aan Joogay Xafiiska !!