Tawfiiq Islamic Online oo Bishaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxa loogu bushaaraynayaa dhamaan dad waynaha jecel barashada diinta islaamka in machadka Tawfiiq Islamic Online uu qaadanayo arday cusub oo bilaw dhexdhexaad yar-yar iyo waaweynba leh.

Waxaana machadku  fursad gaara siinayaa dadka waaweyn een hore u helin fursad waxbarasho.

Maadooyinka maxadku uu bixiyana waxaa ka mida-

1-ardayda bilawga ah.

1)qur,aan.

2)higaad.

3)khad/barashada qoraalka carabida.

4)adkaar/ducooyin.

2-ardayda dhexdhexaadka ah.

1)qur,aan.

2)carabi.

3)higaad (cidii u baahan.)

4)tafsiir.

5)xadiith

6-fiqi.

7-tajwiid.

8- adkaar/ducooyin.

 

Wixii faah-faahinee intaa dheer kala xidhiidh—

Whatsapp/viber/imo:+252634255755

Skype name : Tawfiiq Islamic Online

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com