In ka badan 20 Shaqo oo ka banaan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska Dowladda Soomaaliya (Fadlan ka Faa’iideyso)

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu bishaaraynaysa Shacabka Soomaaliyeed in ay u hayso Fursada Shaqo taasoo taasoo ka banana wasaradda .

Hadaba Wasaaradda ayaa sidoo kale ka go’an in ay shaqaaleysiiso Shaqaale kala duwan oo loo dhan yahay kuwaasi oo kamid noqda  shaqaalaha   rayid ah  ujeedkiisu yahay inuu si fiican loo daboolo baahida dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Dhanka kale cilmi-baarista shaxda iyo sawir-qaadista ee Soomaaliya Wasaaraddu waxay  waajib iska saartay  in ay bixiso waajibaadkeeda iyo shaqadeeda si hufan oo caadalaad ku dheehantahay .

Ugu danbantiii  Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka ayaa mas’uul ka ah maareynta dhismaha iyo dayactirka dhismayaasha dawladda federaalka iyo kaabayaasha dalka oo dhan.

Hadaba hadii aad danaynayso 21 ka Shaqo ee ka banaan Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Halkaan hoose kasoo dalbo:

Architectural design Officer_updated (1)
Asset Management Officer_updated (1)
BRIDGE ENGINEER_updated
Building Standard Compliance & Certification Officer_updated (2)
Communication Officer_updated (1)
Electrical Engineer_updated (1)
Engineer- Urban Sanitation and Sewage Treatment_updated (1)
Environment, Health and Safety Engineer_updated (1)
Executive Assistance_updated (1)
GIS Officer_updated (1)
ICT Officer_updated (1)
Internal Auditor_updated (1)
M&E Officer_updated (1)
Materials-engineer_updated
Procurement Officer_updated (1)
Property-Registration-Officer_updated-1
Quantity Surveyor_updated (2)
Strategy Policy Advisor_updated (1)
structural Engineer_updated (1)
Systems Accountant_updated
Training and Career Management Officer_updated

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -