(Akhriso) Maamulka K/Galbeed oo eedeymo culus u jeediyey Guddiga doorashooyinka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dhaliil xooggan u jeedisay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in Guddiga uusan wax xiriir ah la sameyn Wasaaradda xilliyada uu Shaqooyinka ka qabanayo deegaanada Koonfur Galbeed, taasna ay tahay meel ka dhac.

Hoos ka akhriso eedeymahan iyo kuwo kale oo loo jeediyey guddiga doorashooyinka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com