Tuesday, February 19, 2019

Hogaamiye xabsi dheer ah ku xukuman oo loo magacaabay Musharax Madaxweyne

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luis Inacio Lula da Silva ayaa loo magaacabay musharax ka qeyb galaya doorashada bisha Oktoobar ka dhacayso dalkaasi, inkastoo...

Rabshado ka bilowday magaalada Diri-dhabe iyo Ciidamo badan oo magaalada soo galay

Rabshado xoogan ayaa lagu soo waramayaa in ay ka bilowdeen magaalada Diri-dhabe, rabshadahan ayaana daba socda sida aan Wararka ku heleyno rabshadihii shalay ka dhacay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Jigjiga 

Waxaa saakay wax xoogaa degan xaalada magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana magaaladaasi la geeyay ciidamo badan oo booliis ah oo...

Goob uu ka Khudbeenayay Madaxweyne Caan ah oo la weeraray (Daawo Sawiro) 

Diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ayaa lagu weeraray goob uu khudbad ka jeedinayay Madaxweynaha dalka Venezuela, Nicolas Maduro, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro dhaawacyo...

Dowlada Itoobiya oo war ka soo saartay Xaalada Jigjiga & Wararkii ugu dambeeyey

Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka Itoobiya ayaa war kasoo saartay xaaladda ka taagan Magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida oo falal amni darro iyo bililiqo ah ay...

Madaxweyne Cabdi Max’uud Cumar oo TV-ga hadal uga jeediyey shacabka DDSI

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max'uud Cumar ayaa ka soo muuqday telefishinka ku hadla codka Maamulkiisa ee ESTV, isagoo shacabka degaankiisa ugu baaqay...

Korontada, Biyaha & Internetka oo laga jaray Jigjiga & Meydad jidadka dhex yaalla

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa waxay sheegayaan in korontada, Biyaha iyo qadkii internetka laga jaray magaaladaas. Talaabadan ayaa ka dambeysay...

Maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay rabshidihii Jigjiga

Xukuumadda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegtay in shacabka magaalada Jigjiga dhibaato badan loo gaystay. Wasiirka warfaafinta ee dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya Idiriis Ismaaciil Cabdi...

Mucaaradka DDSI oo war ka soo saaray rabshadaha ka socda Jigjiga

Mucaaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay shacabka inay is-dejiyaan isla markaasna ay ilaaliyaan nabadgelyada. Waxay sidoo kale ugu baaqeen hoggaamiye dhaqameedyada inay ka...

Bin-Laden hooyadii oo markii ugu horeysay ka hadashay arrimaha Wiilkeeda (Daawo Sawirro)

Waxaa markii ugu horreysay hadashay hooyada dhashay hogaamiyihii ururka Al-Qaacida ee la dilay Osama bin Laden. Bin laden hooyadii ayaa waxay sheegtay in wiilkeeda uu...