Saturday, January 19, 2019

Madaxweyne cusub oo loo magacaabay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya

War goor dhow ka soo baxay golaha fulinta Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay iney madaxweyne cusub u magacaabeen maamulka Soomaalida Itoobiya. Go'aankan...

Milateriga Itoobiya oo mar kale galay Magaalada Jigjiga & xiisad ka dhalatay

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Jigjiga ciidamada federaalka Itoobiya ayaa galay magaaladaas oo labadii maalmood ee uu danbeeyay rabshado ay ka jireen Ciidamada...

Rabshadaha u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada oo ku fiday dalka Jabuuti

Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in rabshadaha u dhaxeeyay Soomaalida iyo Oromada ee ka bilowday dalka Itoobiya uu hada gaaray dalka Jabuuti,...

Xaalad Cakiran oo ka taagan magaalada Jigjiga iyo Rasaas la maqlayo

Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah magaaladaasi ka jirto, waxaana mararka qaar la...

Ruushka oo Xil Muhiim ah u magacaabay Atoore Caan ah oo u dhashay Mareykanka

Dowlada Ruushka ayaa xil sharafeed muhiim u ah waxa ay u magacawday Atoore caan ah oo u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Steven Seagal...

Xarig loo geestay Samar Badawi oo Xiisad ka dhax abuurtay Sacuudiga iyo Canada

Boqortooyada Sacuudi Carabiya  ayaa shaaca ka qaaday in dalka Canada kala soo baxeyso safiirkooda u fadhiyay dalkaasi halka sidoo kale dalkooda ka eryayaan safiirka...

Dhul gariir dad badan ku dhinteen oo ku dhuftay Jaziirada Lombok (Daawo Sawirada)

Dhul gariir xoogan ayaa ku dhuftay Jaziirada Lombok ee dalka Indonesia, waxaana dhul gariirkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimash iyo dhaawac...

Hogaamiye xabsi dheer ah ku xukuman oo loo magacaabay Musharax Madaxweyne

Madaxweynihii hore ee dalka Brazil Luis Inacio Lula da Silva ayaa loo magaacabay musharax ka qeyb galaya doorashada bisha Oktoobar ka dhacayso dalkaasi, inkastoo...

Rabshado ka bilowday magaalada Diri-dhabe iyo Ciidamo badan oo magaalada soo galay

Rabshado xoogan ayaa lagu soo waramayaa in ay ka bilowdeen magaalada Diri-dhabe, rabshadahan ayaana daba socda sida aan Wararka ku heleyno rabshadihii shalay ka dhacay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Jigjiga 

Waxaa saakay wax xoogaa degan xaalada magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana magaaladaasi la geeyay ciidamo badan oo booliis ah oo...