Thursday, January 17, 2019

Nin Soomaali oo saaka lagu gowracay Magaalada Bristol (Daawo Sawirro)

Waxaa Xalay Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska nin Soomaali ah ku dilay wiil kale oo Soomaali ah xili uu hurdayey.!! Wararka ayaa intaas ku daraya...

Trump oo si caro leh uga baxay shir uu la lahaa Xisbiga Dimoqraadiga ...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka baxay kulan uu lalahaa xisbiga dimuquraadiga ah waxaana burburay wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran...

Baakado sun ka buuxaan oo loo kala diray Safaarado iyo Qunsuliyado kuyaala dalka …

Waxaa socda baaritaano adag oo lagu sameenayo baakado sun ka buuxaan oo loo kala diray safaarado iyo Qunsuliyado kala duwan oo ku kala yaal magaalooyinka...

Madaxweyne Al Bashiir oo si adag uga hor yimid Baaqyo loo jeediyay

Madaxweynaha Sudan ayaa ku gacan seeray baaqyo soo kordhaya oo looga dalbanayo inuu is-casilo, waxaana uu sheegay inuu diyaar u yahay oo kaliya inuu...

Wasiir u dhashay Israa’il oo lagu helay in uu basaas u ahaa dowlada Iiraan

Siyaasi Wasiir kasoo noqday Maamulka Israa'il ayaa lagu helay dambi ah in uu xariir hoose la lahaa dowlada Iiraan una basaasay xogo badan oo...

Xidiga Weyne Rooney oo Fadeexad dhaxda uga jira iyo sababta keentay

Xiddigii hore ee xulka qaranka England iyo kooxda Manchester United ee Wayne Rooney ayaa lagu xiray xabsi kuyaala dalka Mareykanka , kadib markii uu...

Kaniisada ugu weyn Bariga dhexe oo laga furay Mid ka mid ah dalalka Islaamka...

Madaxwaynaha Masar Cabdulfatax Al-Sisi ayaa xarigga ka jaray kaniisada ugu wayn ee laga dhiso bariga dhexe oo laga dhisay magaalada Qaahira. Sisi oo isku tilmaama...

Afgembigii ka dhacay dalka Gabon oo fashilmay & Wararkii ugu dambeeyey

Waxaa dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalka Gabon ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo sida ay sheegayaan wararka ka...

Madaxweyne Ali Bongo oo la afgembiyey & milateriga oo talada la wareegay

Ciidamada Militariga dalka Gabon ayaa shaaciyey inay afgembiyeen xukuumadda, iyadoo waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Libreville lagu arkay gawaarida militariga, waxaana  lagu soo roggay...

Dowlada K/Sudan oo 3 bilood u qabatay ajnabiga ku nool oo ay ku jiraan...

Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa amar cusub ku soo rogtay dad ajnabiga ah ee dalkaas ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida. War ay soo saartay...