Saturday, January 19, 2019

Qaraxyo iyo rasaas saaka mar kale laga maqlayo Magaalada Nairobi

Qarax xoogan iyo rasaas ayaa saaka mar kale laga maqlay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo ciidammada ammaanka ay weli isku dayayaan inay soo...

Rasaas wali ka dhax socota Hotelka Dusit iyo ciidamada Kenya oo galay dhismaha Hotelka

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in wali rasaas xoogan ay ka socoto dhismaha Hotelka DusitD2...

Maxaa kasoo kordhay Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotel kuyaala Nairobi ?

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in wali ka dhax dagaalamayaan dhismaha hotelka Dusit oo kuyaala Degmada Westland...

Daawo Sawirro laga soo qaaday Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Dhismo kuyaala Nairobi

Waxaa wali magaalada Nairobi gaar ahaan  xaafadda Westlands ee bartamaha magaalada Nairobi laga maqlayaa rasaas xoogan ay is dhaafsanayaan kooxo hubeesan oo weerar ku...

Turkiga oo jawaab kulul ka bixiyey hanjabaada Madaxweyne Trump

Dowlada Turkiga ayaa si caro leh uga jawaabtay hanjabaadda Madaxweyne Trump ee ah inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga haddii Turkiga weeraro xooggaga Kurdiyiinta ee...

Madaxweynaha Mareykanka oo ku hanjabay in uu burburin doono dhaqaalaha Turkiga hadii…

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa hanjabaad culus hawada usoo mariyay dowlada Turkiga, xili labada dal isku fahmi la yihiin qadiyada xoogaga Kurdiyiinta ee...

Ciidamo ka tirsan Ilaalada Villa Somalia oo dayuurado lagu geeyey Baydhabo (Sawirro)

Qeybihii ugu horeeyay ciidamada ilaalada Madaxtooyada Somalia ayaa gaaray maanta magaalada Baydhaba, iyadoo dayuurad looga qaaday magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayaa la sheegay in magaalada Baydhabo...

Dowlad reer galbeed ah oo shaacisay iney qaadaneyso hal milyan oo Qaxooti ah

Baarlamaanka dalka Canada ayaa ansixiyay in loo oggolaado soo galooti ka badan hal malyan oo ruux inay yimaadaan  wadankeeda saddexda sano ee soo socota. Tiradan...

Maraykanka & Turkiga oo heshiis ka gaaraya arrin ay muddo dheer isku khilaafsanayeen

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in heshiis ku saabsan dhowridda dagaal yahannada Kurdiyiinta ee ku...

Toogasho lagu dilay wiil Soomaali ah oo ka dhacday Magaalada Stockholm

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo xaafada Tensta oo ku taalla Waqooyiga magaalada Stockholm ee dalka Sweden waxay xalay saqdii dhexe halkaasi lagu toogtay...