Thursday, January 17, 2019

Faarax Xaashi oo magaalada Dubai ugu xanniban 46 Kun Dollar oo ganaax ah

Qoyska nin Britain u dhashay oo dalxiise ahaa ayaa sheegay wiilkoodu lagu qasbay in uu Dubai sii jooga ka dib markii xawaaraha gaari uu...

Koox la baxday magaca Al Shabaab oo weeraro dad badan lagu dilay ka fulisay...

Koox Jihaan doon ah oo la baxday magaca Al Shabaab ayaa weeraro dad badan lagu dilay waxa ay ka fulisay Waqooyiga dalka Mozambique, waxa...

Dhaxal sugaha Sacuudiga oo lagu cadaadinayo dilka Wariye Jamal Khashoggi

Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman ayaa waxaa kusii kordhaya cadaadiska xoogan ee uga imaanaya Caalamka , waxaana lagu tuhmayaa in uu wax...

Sacuudiga oo 6-Bilyan Dollar u balan qaaday mid kamid ah Wadamada Caalamka xili uu...

Boqortooyada Sacuudiga ayaa u balan qaaday dowlada Pakistan in ay siineyso 6-Bilyan oo Dollar oo isugu jirta deeq iyo deyn, waxaana lacagtan xoogeeda lagu...

Muran ka dhashay sii deynta haweeney diinta islaamka u geftay oo ka taagan Pakistan

Dowlada Pakistan ayaa beenisay warar sheegaya in Aasia Bibi dalka ka dhooftay, Wasiirka warfaafinta ayaa isna waxa uu warfidiyeenka dalkaa ku eedeeyey in ay...

Dowlada Jabuuti oo si kulul uga hadashay Muwaadiniin looga dilay magaalada Diri-dhabe

Xukuumada dalka Jabuuti ayaa si kulul u cambaareesay muwaadiniin u dhalatay dalkaasi oo lagu dilay rabshado xoogan oo maalintii Axada ka dhacay magaalada Diri-dhaba...

Sacuudiga oo dhistay khad tareen casri ah oo ay ku baxday balaayiin dollar (Daawo...

Boqorka Sucuudiga ayaa xariga ka jaray tareen dheereeya oo casri ah kaasoo ka howlgali doono labada magaalo ee barakeysan ee Maka iyo Madiina oo...

Madaxweynihii hore ee DDSI oo ugu dambeyn xabsiga loo dhaadhiciyey (Daawo Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa oo lagu ilaalinayey guri uu ku leeyahay magaalada Adis ababa xabsiga loo taxaabay. Warbaahinta...

Trump Sodogii iyo sodohdiis oo la siiyey dhalashada wadanka Maraykanka

Madaxweyne Donald Trump sodohdii iyo sodogii ayaa noqday muwaadiniin Maraykan ah iyaga oo loo sameeyay xaflad gaar ah. Viktor iyo Amalija Knavs oo ah waalidka...

Milateriga Itoobiya oo mar kale galay Magaalada Jigjiga & xiisad ka dhalatay

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Jigjiga ciidamada federaalka Itoobiya ayaa galay magaaladaas oo labadii maalmood ee uu danbeeyay rabshado ay ka jireen Ciidamada...