Thursday, October 18, 2018

Abiy Ahmed oo sheegay in Ciidamadii Gadoodka sameeyay ay doonayeen in ay dilaan

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo la hadlay Baarlamaanka dalkaasi ayaa sheegay in ciidamadii dhawaan gadoodka sameeyay ee yimid xafiiskiisa ay doonayeen in...

Dowlada Itoobiya oo xilal Muhiim ah u magacawday qaar kamid ah Jabhadihii hubeesnaa

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wali ku mashquulsan in dalkiisa ka hirgaliyo isbedelo hor leh, waxa uuna Ra'isul Wasaaraha Heshiis la gaaray...

Guriga Qunsulkii Sacuudiga ee Istanbuul oo la baaray iyo Xog badan oo laga helay

Gurigan ayaa ah goobta labaad oo ay tageen kooxda la rumeysan yahay inay Qunsuliyada Sacuudiga ee Istanbul ku dileen suxufigii Jamal Khashoggi 2dii bishan...

Nin kufsi iyo dil arxan daro ah isugu daray gabar Lix sano jir ah...

Dowlada Pakistan ayaa daldashay Imran Cali oo lagu helay in kufsi iyo dil isugu daray gabar lix sano jir ah, waxaana xukunka daldalaada ah...

Madaxweyne Trump oo difaacay Boqortooyada Sacuudiga oo cadaadis xoogan saaran yahay

Dowlada Sacuudiga ayaa cambaareyn xoogan iyo cadaadis kala kulmeysa dilka la tuhmayo in ay u geesteen Wariye Jamal Khashoggi oo markii ugu dambeesay lagu...

War cusub oo ka soo kordhay baaritaanka guriga Qunsulka Sacuudiga ee Istanbul

Laamaha amniga iyo dembi baarayaasha Turkiga ayaa dib uga baxay Guriga Qunsulka Sacuudiga ee magaalada Istanbul, kadib markii laga hor istaagay inay baaritaan ku...

Aas loo sameeyey Gabdhihii Soomaalida ee meydadkooda laga helay Minesota (Daawo Sawirro)

Meydadka Gabdho Soomaaliyeed oo meydkooda laga helay war biyood ku taalla gobolka Minesota ee dalka Maraykanka ayaa goor dhow lagu aasay Qabuuraha Burnsville. Waxaa munaasabada...

Qunsulkii Sacuudiga oo ka baxsaday Istanbul & Booliska Turkiga oo caawa galay hoygiisa

War goor dhow soo dhacay ayaa sheegaya in Booliska iyo dembi baarayaasha Turkiga ay caawa galeen Guriga Qunsulka Sacuudiga ee magaalada Istanbul, iyagoo sii...

Dowlad ka tirsan caalamka oo fasaxday isticmaalka Maandooriyaha xashiishka

Dalka Canada waxaa berri ka dhaqan galaya sharci ogolaanaya isticmaalka, ganacsiga iyo beerashada maandooriyaha xashiishadda. Arrintan ayaa soo bilaabatey 20 sano ka hor, kadib marki...

Aisha Mohammed oo noqotay Haweeneydii ugu horeesay ee noqota Wasiirka Difaaca Itoobiya

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay golihiisa cusub ee Wasiirada, waxa uuna Ra'isul Wasaaraha magacaabay Wasiiro ay ku jiraan haween tiro...