Tuesday, February 19, 2019

War deg deg ah: Dowladda Somalia oo war ka soo saartay xariga C/raxmaan C/shakuur...

Dowlada federaalka Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay howlgalkii xalay ciidamada amaanku ka fuliyeen magaalada Muqdisho kaasoo lagu soo xiray C/raxmaan C/shakuur Warsame...

Garoonka dayuuradaha ugu mashuulka badan caalamka oo ay mashaqo yaab leh ku habsatay...

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Hartsfield-Jackson oo ku yaalla magaalada Altanta ee dalka Maraykanka ayay korontadii ka tagtay taasoo sababtay in qayb ahaan la...

Aqalka sare oo Maamuusay abaalmarin caalami ah oo dhowaan la guddoonsiiyey Prof. Dufle (Daawo...

Aqalka sare ee Baarlamanka federaalka Somalia ayaa soo dhoweyn iyo Maamuus u sameeyey abaal marin caalami ah oo dhowaan lagu gudoonsiiyey wadanka Switzearland Sen/Prof.Dr...

Waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho oo saaka xiran iyo ciidamo lagu soo daadiyey

Ciidamada dowlada Somalia ayaa saaka xiray inta badan wadooyinka Magaalada Muqdisho, iyagoo joojiyey dhamaan gaadiidka dadweynaha ee wadooyinkaas isticmaali jiray. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka...

Masuuliyiinta heyadaha amaanka dowlada Somalia oo kulan deg deg ku leh Muqdisho

Saraakiisha laamaha amaanka dowlada Somalia ayaa kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Muqdisho, iyagoo ka arinsanaya weerarkii ciidamada dowladu xalay saqdii dhexe ku soo...

War Deg Deg Ah: Weerar Caawa lagu qaaday Guriga uu Muqdisho ka degan yahay...

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadaka Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegaya in caawa ciidamo aad u hubeesan oo katirsan Dowlada Soomaaliya weerar ku qaadeen Guriga uu...

Sidee u arkeen Shacabka Muqdisho Hadalkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka ?

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hadalkii maanta kasoo yeeray Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya oo ku baaqay in Xasaanada laga qaado...

Diin Diin si weyn looga baadi Goobayo Muqdisho iyo Gobolada Qaar iyo Lacag badan...

Waxaa si kedis ah halmar loogu baraarugay iyadoo la hadalhayo in xayawaanka DII'DIINKA nuuc ka mid ah la rabo oo doolar lagu doorsanayo cidii...

Dalkii ugu horeeyay oo Muslim ah oo Safaarad ka furanaya magaalada Qudus

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in Safaarad ka furanayaan bariga magaalada Barakeesan ee Qudus . Khudbad uu jeediyay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Filippo Grandi (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha J.F Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda ayaa la kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u qaabilsan QM Filippo...