Thursday, January 17, 2019

Masuuliyiin kormeeray qaar ka mid ah baraha Kontrol ee laga soo galo Muqdisho (Sawirro)

Guddoomiye Ku-xigeenka dhinacaa amniga & Siyaasadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/llaahi Tuulax iyo ay wehliyaan masuuliyiin kale iyo saraakiil ayaa kormeeray qaar ka...

Ciyaaryahan Shil galay oo isku bedelay Ganacsade Weyn (Daawo Sawirada)

Greg Cox waxa uu kamid ahaa Ciyaartowda dheesha Ciyaarta hardanka ee loo yaqaan Rugby, waxa uu ahaa ciyaaryahan lahaa Mustaqbal i faya doonayayna in...

Mid kamid ah Imaamyada Masjidka Xaramka oo la xiray iyo Sababta ka dambeysa

Boqortooyada Sacuudiga ayaan weli wax war ah kasoo saarin xariga Shiikh Salax al-Talib oo kamid ah imamyada Masjidka weyn ee xaramka (Makkah Al Mukaramah),...

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la doortay (Yaa ku guuleestay)

Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka Wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo hada si toos ah uga socota hool kuyaala...

Haweeney afduub loo heystay 37 sano oo dib u heshay xoriyadeeda (Daawo Sawirro)

Booliska dalka Argeintina ayaa xoog ku soo furtay Haweeney u dhalatay dalkaas oo 1980kii ay qabsadeen kooxaha dadka tahriibiya waxayna 37 sano ka dib...

Bankiga dhexe ee Somalia oo shaaciyey nambarada lacagaha dalka loo soo daabacayo

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya  Bashiir Ciise Cali oo maanta la hadlay Warbaahinta, ayaa ka warbixiyey Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga ah ee dalka...

Maraykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay Saraakiil ka tirsan Al-shabaab

Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika (Africom) ayaa ka hadlay duqeyn dhinaca cirka ah oo saacadihii la soo dhaafay Soomaaliya ka dhacday. War-saxaaafadeed uu soo...

Madaxwene Gaas iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti  uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Cabdiweli Maxamed...

Wasiir isaga haray Doorashada Kursi ka banaan Aqalka hoose iyo Sababta ka dambeeysa

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda Soomaaliya Saadaq C/llaahi Cabdi ayaa isaga haray doorashada kursi ka banaan aqalka hoose ee Baarlamaanka oo...