Thursday, January 17, 2019

Dhaqaalaha dowlada Somalia ku bixisay doorashadii K/Galbeed oo la kashifay

Ing. Saalax Shiikh Cusmaan oo ahaa Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda federaalku ku bixisay Doorashada Maamulka...

TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo ka socota Baydhabo

Waxaa goordhaw hool kuyaala Madaxtooyada magaalada Baydhabo ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , waxaana doorashada ku tartamaya ilaa shan musharax. Hoolka doorashada...

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliyeed oo goordhaw bilaabatay

Waxaa goordhaw hool kuyaala Madaxtooyada magaalada Baydhabo ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , waxaana doorashada ku tartamaya ilaa shan musharax. Hoolka doorashada...

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo goordhay bilaabaneysa (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw lagu wadaa in magaalada Baydhabo ka bilaabato doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana ku tartamaya doorashadan ilaa shan musharax. Hoolka ay ka...

Dowlada Federaalka oo Wafdi u dirtay Doorashada Baydhabo iyo Wakiilada Beesha Calamka oo…

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi Wasiiro ah u dirtay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya si ay kor joogto uga...

Doorasho lasii ogyahay cida ku guuleesaneysa oo maanta Baydhabo ka dhaceysa

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed...

Banaan bax looga soo horjeeday Xariga Abuu Mansuur iyo Doorashada K/Galbeed oo maanta ka...

Waxaa maanta banaan bax looga soo horjeeday xariga Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur iyo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ka dhacday degmada Bardaale ee...

Dad badan oo hor tuban Saldhiga booliiska magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska magaalada Baydhabo ayaa sabtidii lasoo dhaafay xir xiray dad aad u badan oo ka qeyb qaadanayay banaan baxyo rabshado watay oo maalmihii...

Abuu Mansuur oo laga saaray Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed kadib markii ..

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Guddiga doorashada Koonfur Galbeed liiska musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha maamulkaasi ka saareen Sheekh Mukhtaar...

Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo hal arin darteed uga xun in doorashada laga reebo Abuu...

Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa in 19-ka bishan oo ku beegan maalinta arbacada magaalada Baydhabo ku doortaan Madaweynaha uu yeelanayo maamulkaasi. Doorashada...