Saturday, January 19, 2019

Ciidamo uu wato abbaanduullaha XDS oo howlgalo isbaaro qaad ah ka wada Sh/hoose

Ciidan uu horkacayo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jen Odowaa Yuusuf Raage ayaa howlgallo lagu qaadayay jidgooyooyin ka sameeyay degmada nawaaxiga Afgooye. Howlgalkan oo ay hor...

C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe oo ah  caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha...

Dagaal culus oo ka dhacay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Ciidamada dowlada iyo kuwa Al-Shabaab ayaa xalay ku dagaalamay magaalada Marko ee Xarunta gobolka Sha/hoose sida ay sheegayaan wararka magaaladaas naga soo gaaraya. Dagaalka ayaa...

Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Deegaanka Yaaq Baraawe

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerar dhinac cirka ah ku bartilmaameedsadeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ku...

Wararkii ugu dambeeyay Howlgalo adag oo saakay ka socda degmada Afgooye

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay howlgalo adag oo baaritaano ah waxa ay ka wadaan xaafadaha kala duwan ay ka kooban tahay degmada Afgooye...

Xiliga la caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee K/Galbeed oo lagu dhawaaqay

Qoraal ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Qabanqabadda Xaflada Caleema-saarka Madaxweynaha maamulkaasi oo...

Guddi xaqiiqo raadin ah oo loo saaray qalalaasihii ka dhacay Baydhabo (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Baydhabo ee doorashadii ka...

Dowlada uu Hogaamiyo Farmaajo oo la sheegay in ay diiday in ay ku dhaqanto...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka in masuul ka tahay...

Taliyaha cusub ee qaybta 60-aad ee Milatariga Somalia oo gaaray Baydhabo (Daawo Sawiro)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray Taliyaha cusub, qaybta 60-aad ee ciidanka Milatirga Soomaaliya Sareeye guuto  C/raxmaan Maxamed...

Ciidamada amaanka oo qabtay Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo ragii watay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi ku qabteen gaari waxyaabaha qarxa...