Thursday, January 17, 2019

Xildhibaanada Koonfur Galbeed oon ku farxin Tanaasulkii Shariif Xasan iyo Sababta keentay

Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhawaan shaaciyay in uu iska casilay xilka Madaxweynaha sidoo kale uu ka tanaasulay in...

War Cusub oo kasoo kordhay magacaabistii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed

Waxaa saakay si weyn Warbaahinta loogu baahiyay qoraal la sheegay in uu kasoo baxay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekuna oo lagu...

Shaqaale ka tirsan heyadda bisha cas oo lagu afduubtay duleedka magaalada Baydhabo

Dabley hubeysan ayaa shaqaale ka tirsan Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxay gelinkii dambe ee maanta ka afduubteen meel y dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo...

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur  oo la sheegay in la xiray iyo Xiisad ka dhalatay

Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya  goordhaw magaalada Baydhabo ku xireen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo kamid ah...

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha dib loo dhigay

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ku shaaciyeen in fara galin xoogan dowlada...

Al-Shabaab oo xalay saddex jiho ka weeraray degmada Afgooye & dagaalo ka dhacay

Dagaalo ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay gudaha iyo hareeraha degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kuwaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-Shabaab. Sida warku sheegayo...

(Akhriso) Sagaal Shardi oo lagu xiray musharaxiinta doorashada Koonfur galbeed

Guddiga doorashooyinka maamulka Koofur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay ilaa 9 qodob oo ah shuruudaha laga doonayo qofka noqonaya murashaxa madaxweyne...

Roobow & Musharaxiin kale oo sheegay inuusan sharci aheyn Sii-hayaha Madaxweynaha KG (Akhriso)

Qaar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa soo saaray War-saxaafadeed, waxayna ka hor yimaadeen Sii hayaha Madaxweynaha KG C/qaadir Shariif Shiikhuna...

Musharaxiin uu ku jiro Abuu Mansuur oo maanta la kulmay Rai Zenenga (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kulan ku yeeshay qaar kamid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo...

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo goordhay bilaabaneysa (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw lagu wadaa in magaalada Baydhabo ka bilaabato doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana ku tartamaya doorashadan ilaa shan musharax. Hoolka ay ka...