Monday, February 18, 2019

Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa ah waxaa uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo daryankiisa laga maqlay qeybo ka mid...

Masuuliyiin ku dhaawacmay dagaal xalay ka dhacay degmada Qoryooley

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose, kaasoo ay ku dhaawacmeen masuuliyiin ka...

Wasiirkii Labaad oo katirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo is casilay

Wasiirkii labaad oo katirsan Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu shalay soo magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi ayaa shaaca ka qaaday in xilka loo magacaabay uu...

Mid kamid ah Wasiiradii uu Magacaabay Madaxweynaha K/Galbeed oo Caawa is casilay

Wareegto maanta kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu dhameestiray Golaha Wasiirada uu yeelanayo Maamulka uu hogaamiyo. Xildhibaan Cabdisalaan...

Daawo Sawirada: Bur bur ka dhashay Duqeyn Diyaarado dagaal ka geesteen Janaale

Waxaa habeen hore weerar isugu jiray cir iyo dhul deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ku qaaday ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya iyo ciidamo kale...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Weerar ay xalay kusoo qaadeen Ciidamo Mareykan ah

Al Shabaab ayaa ka hadashay weerar culus oo xalay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah oo garab siinayay kusoo qaadeen deegaanka Janaale ee...

Ciidamada AMISOM oo dil u geestay Lamaanayaal Soomaaliyeed (Akhriso Magacyada)

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaaray Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah oo aan waxba galabsan ay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgal Cir iyo dhul ah oo laga fuliyay Deegaanka Bariire

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa lagu soo waramayaa in xalay howlgal ka fuliyeen Deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha...

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa goordhaw soo saaray wareegto uu ku magacaabay qaar kamid ah Golaha cusub ee Wasiirada uu...

Nabadoon wax kasoo doortay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo caawa la dilay

Kooxo hubeesan ayaa caawa degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen nin Nabadoon ahaa oo la sheegay in uu kamid ahaa...