Tuesday, February 19, 2019

Maamulka Somaliland oo si adag uga jawaabay hadalkii Madaxweynaha Punland

War Saxaafadeed kasoo baxa Wasaarada Warfaafina maamulka Somaliland ayaa si adag loogu jawaabay hadal uu shalay Baarlamaanka Puntland ka jeediyay Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo...

Sargaal katirsanaa Xafiiska R/W Kheyre oo xil looga magacaabay Somaliland (Daawo Sawirada)

Sargaal katirsanaa Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa loo magacaabay in uu noqdo Wakiilka maamulka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka. Bashiir Good oo...

Booliska Somaliland oo Hargeysa ku xirxiray rag gacmaha kula jiray farsameynta..

Somaliland ayaa xabsiga dhigtay rag lagu qabtay iyagoo Baasaboorka Soomaaliga ku farsameynaya Magaalada Hargeysa ee caasimadda  Somaliland. Booliska ayaa la sheegay in ay galeen goob...

Wasiiro ku xirnaa magaalada Hargeysa oo la sii daayay

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xuriyadooda dib loogu celiyay labo Wasiir oo katirsanaa Maamulkii Dowlad deegaanka Soomaalida...

Somaliland oo ka jawaabtay Hadal kasoo yeeray Xukuumada Soomaaliya

Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo rajo ka muujiyay in...

Ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool oo hanjabaad culus loo diray

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Guddoomiyaha gobalka Sool ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Abukar Geelle ayuu ku sheegay in dhawaan ay dagaal ku qaadi...

Somaliland oo ka hadashay Sababta Itoobiya u bedeshay Wakiilkii u joogay Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay warar soo baxayay oo sheegayay in mudooyinkii ugu dambeeyay uu xumaaday xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Itoobiya kadib isbadaladii dalkaasi...

Raga bidaarta leh ee kunool Soomaaliland oo xal loo helay (Daawo Sawirada)

Bidaarta oo siyaabo kala duwan u gasha raga iyo dumar ayaa dhibaato xoogan waxa ay ku heysay dhalinyarada, waxa ayna taasi keentay in dadka...

Madaxweyne Biixi oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradiisa (Akhriso Magacyada)

Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa isku shaandheyn loogu sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiirada. Wasiirada isku...

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac...