Wednesday, October 17, 2018

Shirkada DP World oo Dekad labaad ka dhiseysa magaalada Berbera

Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland waxa ay ka dhiseysaa dekad labaad oo la qorsheenayo...

Harriett Baldwin oo gaartay Hargeysa lana kulantay Muuse Biixi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Waxa Uu kulan kulan La Qaatay wefti Ballaadhan oo ka socda dalka Ingiriiska oo ay Hoggaaminayso wasiiru-dawlaha dalka Ingiriiska...

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Raisul Wasaare kuxigeenka Somalia

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka oo yeeray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ahaa inay bilaabayaan wada hadalkii labada dhinac, isla markaana...

Ciidamada Somaliland ee ku sugan gobolka Sool oo hanjabaad culus loo diray

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Guddoomiyaha gobalka Sool ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Abukar Geelle ayuu ku sheegay in dhawaan ay dagaal ku qaadi...

Somaliland oo ku fashilantay in ay Ruushka ku wareejiso magaalada Saylac!

Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland ayaa la sheegay in bilihii lasoo dhaafay dadaal weyn ugu jiray inuu xarun ama Saldhig Militari kasiiyo Dowlada Ruushka...

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirro)

Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Jabhada ONLF, dhawaana laga sii daayey xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ayaa saaka gaaray magaalada...

Somaliland oo ka jawaabtay Hadal kasoo yeeray Xukuumada Soomaaliya

Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo rajo ka muujiyay in...

Somaliland oo digniin culus ka soo saartay booqashada C/wali Gaas ku joogo Sanaag Bari

Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland ayaa digniin kulul ka soo saaray socdaalka madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/wali gaas ku joogo degaano ka tirsan gobolka Sanaag. Kulan...

Culimo banaanka soo dhigay Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee...

Culimada maamulka Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen gafef iyo khaladaad diimeed oo ku jira Xeerka Kufsiga ee maamulka Somaliland...

Dugsiga Fatxul Kheyr oo Ogeysiis Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac...