Thursday, January 17, 2019

Madaxweynaha la doortay ee Puntland oo Madaxtooyada ku booqday Cabdiweli Gaas (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tagay Qasriga Madaxtooyada Puntland uu wali degan yahay Madaxweynihii hore ee Puntland...

Madaxweyne Saciid Deni oo kulan deg deg ah la qaatay Saraakiisha amaanka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dooran ee maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saakay kulan deg deg ah magaalada Garawe waxa uu kula qaatay saraakiisha laamaha amaanka...

Seddex Sabab oo Saciid Deni taajka Madaxweynaha Puntland loogu suray !!

Tiro ma laheyn musharraxiinta Puntland. Wixii qof xil moodo ayaa qof kale xarrago moodaa. Nin guuleyso is lahaa, mid gurmad ahaan gaashaanka u watay, CV-iiga...

Xildhibaanada Puntland oo telefanada dansaday iyo sabab yaab leh oo ka dambeysa

Inta badan xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa telefenadooda hawada ka saaray ka dib markii ay dhamaatay codeynta Madaxweynaha cusub ee maamulkaas oo loo doortay Saciid...

Wasiirka arrimaha dibeda & wafdi uu horkacayo oo gaaray Garoowe (Daawo Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Wasiirka arrimaha dibeda ee Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa galabta ka ambabaxay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. iyagoo goor...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri doorashadii saaka ka dhacday Garowe? (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Madaweynaha cusub ee Puntland oo amar deg deg ah soo saaray (Akhriso)

Qoraal goordhaw kasoo baxay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu amray in dhamaan la joojiyay wax qarash ahna aan laga...

Madaxweyne kuxigeenka cusub ee Maamulka Puntland oo goordhaw la doortay

Waxaa goordhaw magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu doortay Madaxweyne kuxigeenka cusub ee maamulka Puntland ay ku tartamayeen in ka badan  10-Musharax. Doorashada Madaxweyne...

Labo Musharax oo sabab u ahaa in Saciid Deni uu noqdo Madaxweynaha Puntland !!

Magaalada Garawe ee caasimada Puntland waxaa maanta ka dhacday doorasho taariikhi ah oo si adag loogu tartamay, waxaana markii dambe guusha helay loona doortay...

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland oo goordhaw Garawe lagu doortay

Waxaa goordhaw soo dhamaatay wareegii ugu dambeeyay doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka socotay magaalada Garawe, waxaana wareegii ugu dambeeyay doorashada ku tartamayay labo...