Thursday, January 17, 2019

Ciidamada Puntland oo sheegay iney dileen 15 ka tirsan Al-Shabaab (Daawo Sawirro)

War ay soo saareen Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Puntland (PSF) ayay ku sheegeen in maanta ay hawlgal qorshaysan ku dileen in...

RW Kheyre oo ka hadlay khilaaf la sheegay inuu dhexmaray isaga & madaxda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan degaanada Puntland ayaa ka hadlay warar soo baxay maalmahan oo sheegayay in booqashadiisii Puntland...

Khayre & golihiisa wasiirrada oo ka qayb galay Xuska Aasaaska Puntland (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay munaasabadda xuska 20-sano guurada dawlad gobaleedka Puntland oo lagu qabtay...

Raisul Wasaare Khayre oo amarkii ugu horeeyey ka bixiyey Garoowe

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii shalay ee magaalada Garowe waxay isla garteen in la sii daayo maxaabiis Soomaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku...

War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirada ee Garawe (Sawirro)

Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad gobaleedka Puntland oo uu shir-gudoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa...

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu soo gabo gabeeyay Garawe (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Garawe lagu soo gabo gabeeyay Shirka Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya, waxaana shirkan Gudoominayay Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Shirka Golaha Wasiirada waxaa...

Maxaa kusoo kordhay Shirkii Golaha Wasiirada ee la qorsheeyay in Garawe lagu qabto ?

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland waxaa ku sugan Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaalia Xasan Cali Kheyre , kuxigeenkiisa iyo inta badan golaha Wasiirada Soomaaliya. Shirka...

Khilaaf Siyaasadeed oo ka taagan Garawe iyo Munaasabadii 1-da Agoosto oo baaqatay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa baaqatay xaflad lagu xusi lahaa  1-da Agoosto oo ku beegan markii...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la hadlay ardayda Jaamacadda PSU (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin-jebisay kulyadaha kala...

Khayre oo Qardho kula kulmay Beeldaaje Max’ed & Boqor Burhaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay...