Saturday, January 19, 2019

Musuq Maasuqii uu galay Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ee inta uu Xafiiska Joogay!!

Ilaahay biniaadamka wuxuu ku manaystay dareen iyo garasho u kala bayaanisa waxa xun iyo waxa fiican. Sidaas awgeed, waxaan qalinka usoo qaadanay manta in...

Ciidamo gadoodsan oo saaka xiray qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Garoowe

Ciidamo gadoodsan ayaa saaka xiray qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland. Jidadka ay ciidanku xireen ayaa waxaa ka mid ah...

Madaxweyne Gaas oo Eedeyn culus u jeediyay dowlada Federaalka

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ku aadanaa in Dowlad goboleedyada u dhaq mayaan sida...

Cabdiweli Gaas oo ka jawaabay Martiqaadka Madaxweyne Farmaajo mar kale u fidiyay

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa mar kale Madaxda maamul goboleedyada ku marti qaaday in ay kasoo qeyb galaan shir wadatashi ah...

RW Khayre oo si aan caadi laheyn loogu soo dhoweeyey Qardho (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar. Kheyre ayaa safarkiisa ku wehliyay,...

Madaxweyne Saciid Deni oo amar cusub ka soo saaray Magaalada Garowe (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo manta si buuxda xilka ula wareegay ayaa joojiyay, in la dhisto dhammaan dhulka danta guud ee magaalada...

(Akhriso) War murtiyeed goor dhow laga soo saaray shirkii dowlad goboleedyada ee Garowe

Waxaa goor dhow lagu soo gebogebeeyey magaalada Garowe shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee sadexda cisho ka socday halkaas. Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda...

Askari katirsan ciidamada Puntland oo dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil iyo Gaas oo ka hadlay

Wararka ka imaanaya degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in askari katirsan ciidamada maamulka Puntland bar koontarool ku dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil oo...

Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo galabta loo diiday in shir uu ku qabto Garawe

Maamulka Puntland ayaa galabta baajiyay shir uu doonayay in uu la qaato ardayda wax kabarata Jaamacadaha magaalada Garawe Wasiirka Qorsheynta ee Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed...

Afar kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo bixiyay lacag Waali ah !!

Xalay iyo saakay aroor hore magaalada Garawe waxaa ka socday ololihii ugu xooganaa ee lagu kasbanayay codka Xildhibaanada Maamulka Puntland ee maanta dooranaya Madaxweynaha...