Tuesday, December 11, 2018

C/Xakiin Camey oo Daruufo jira owgeed uga laabtay Dacwad uu ka gudbiyay Madaxweyne Gaas

Waxaa maanta lagu balan sanaa in Maxkamada sare ee maamulka Puntland dhageesato Dacwad u dhaxeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Cameey. Qoraal...

Dhageysiga Dacwad u dhaxeysa Madaxweyne Gaas iyo kuxigeenka oo goordhaw bilaabaneysa

Waxaa maanta xarunta Maxkamada sare ee Puntland ee magaalada Garawe ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada u dhaxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin...

(Akhriso) C/wali Gaas oo dalacsiiyey qaar ka mid ah Saraakiisha ciidamada Puntland

Madaxweynaha  Puntland ee xiligiisu gebagebada yahay Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta dallacsiiyay taliyaasha ciidamada Daraawiishta iyo Badda ee maamulkiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska...

(Akhriso) Garyaqaanka guud ee Puntland oo go’aan ka soo saaray khilaafka Gaas & Camey

Garyaqaanka guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Max'uud  ayaa caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo...

Gobol Cusub oo lagu soo kordhiyay gobolada maamulka Puntland (Akhriso)

Golaha Wasiirada maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garawe ayaa meel mariyay gobol cusub oo lagu soo kordhiyay gobolada uu ka kooban...

Guddigii uu magacaabay C/wali Gaas oo soo saaray shuruudaha Xildhibaanada cusub ee Puntland

Guddigii xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka ee uu dhawaan magacaabay, madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga rabo...

Madaxtooyada Puntland oo eedeyn culus u jeedisay dowlada Federaalka (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo maamulkaasi iyo sidoo kale xiisada ka dhalatay magacaabista...

Gaas oo kulan la qaatay guddigii xalinta khilaafaadka ee uu shalay magacaabay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta marii ugu horeysay kulan la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda ee uu shalay...

Musharixiinta Puntland qaarkood oo qaaday talaabo sii hurineysa khilaafka Gaas & Camey

16 ka mid ah musharixiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa  taageeray Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland. War-saxaafadeed...

Musharaxa ugu Saameynta badan Doorashada Puntland oo Garawe gaaray (Daawo Sawirada)

Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharaxa ugu saameynnta badan ee u taagan xilka Madaxweyne-nimada Puntland ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, iyada...