Thursday, January 17, 2019
video

Daawo Video: “Afgambigii 21 Octoobar 1969 kii ka dib muxuu kacaankii ku tilaabsaday..? (Xasuus)

Intii ay soomaaliya gaar ahaan koonfurta ay ku hoos jireen maxmiyadii Talyaaniga dalka waxaa ka jiray dowladdii lagu magacaabi jiray rayidka, waxaana hogaanka dowladaasi...

Shir Magaalada Muqdisho uga furmay dowlada Somalia iyo SDRF (Daawo Sawirro)

Waxaa ka furmay Magaalada Muqdisho, Shir u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka SDRF, kaasoo looga hadlayo mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya. Shirkan oo uu Guddoominayay...
video

Daawo Video: “Qaran jabkii ugu waynaa ee dalka ka dhacay yaa sabab u ahaa..?!

Inkastoo halaagii dhacay aan loo kala harin, hadana waxaa muhiim ah in mudnaanta la kala siiyo qof walibaa dhibka uu u gaystay qaranka soomaaliya iyo...

Labo ka mid ah shaqaalaha Shirkadda Hormuud oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha

Rag bastoolado ku hubeysan ayaa Duhurnimadii maanta labo nin ku toogtay isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegaya in labada nin oo wada...
video

Daawo Muuqaal ka hadlaya Madaxwaynaha ugu saboolson dunida iyo Madaxda caalamka oo la yabay!!

José Alberto “Pepe” Mujica Cordano, waa Beeraley iyo Siyaasi, waxa uu dhashay 20 May 1935, waxa uuna ku dhashay magaalada “Montevideo” ee ah caasimadda...