Friday, November 16, 2018

Nadaafad ka bilaabatay Xaruntii degmada H/wadaag ee qaraxa lagu burburiyey (Daawo Sawirro)

Howlo nadaafadeed ayaa ka bilowday xarunta degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho oo shalay uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabo...

Ciidamada Nabad sugida Somalia & hubkooda oo si rasmi ah loogu wareejiyey Booliska (Akhriso)

Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga...

Waa Maxay faa’iidada ugu jirta dowlada Somalia qorshaha ay maanta ansixisay EU? (Daawo Sawirro)

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa shir guddoominayay Kulan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo looga hadlayay qorshaha...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Madasha sare ee Iskaashiga Shiinaha & Afrika (Daawo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo...

Raisul Wasaare Khayre oo xil sare u magacaabay Siyaasiga C/raxmaan Baadiyow (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Macalin (Baadiyow) loogu Magacaabay la-Taliyaha sare RW ee Arrimaha Nabadeynta...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay (Daawo Sawirro)

Qarax gaari ayaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Ex-kontrol Afgooye kaasoo geystay khasaare nafeed. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu yimid ka...

Ciidanka NISA oo shaaciyay natiijada ka soo baxday howlgal ay ka fuliyeen Muqdisho

Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Alshabaab oo maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo shacabka,...

Meydka nin ka lusha baalle Koronto oo saaka lagu arkay duleedka Muqdisho

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan degaanka Siinka dheer waxaa saaka waabirigii hore lagu arkay halkaas maydka nin...

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuntay rag iyo haween ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay xukun ku riday dad lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ay ku jirto...

Safiiro cusub oo lagu ansixiyey kulankii Golaha Wasiirada Somalia (Akhriso Magacyada)

Golaha Wasiirada Xukuumada federaalka Somalia oo maanta kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey illaa saddex safiir oo cusub. Safiiradan ayaa golaha...