Sunday, March 24, 2019

Rasaas Wali ka dhax socota Wasaarada Shaqada iyo Al Shabaab oo War soo saartay

Rasaas ayaa wali ka dhax socota Xarunta Wasaarada shaqada iyo Shaqaalaha dowlada Soomaaliya oo kutaala agagaarka Isgooska Jubba ,kadib markii rag hubeesan oo katirsan...

Qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay agagaarka Isgooska Jubba. Qaraxa ayaa...

Jeneral Indha-Qarshe oo Shaaciyay in ciidanka ka baxayaan kuwa aan Damiirka laheyn

Taliyaha ciidamada xooga dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka xooga Soomaaliyeed ay ka bixi doonaan kuwa aan Damiirka...

Sargaal katirsan Al Shabaab oo lagu qabtay Howlgal ka dhacay Muqdisho

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa howlgal shalay oo khamiis ah ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen sargaal la sheegay in uu...

Kheyre “Soomaalida dhibaataa haysato runtaa la isu sheegin, laakiin anaa hada runta idiin sheegaya,

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta mar kale ka hadlay cabashada kasoo yeereysa qaar kamid ah ciidanka Milatariga Soomaaliya, kuwaa oo...

Iska horimaad khasaare nafeed geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowlada Somalia ayaa maanta ku dagaalamay magaalada Muqdisho, khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaana ka dhashay. Iska horimaadka oo...

Tacshiirad la isku weydaarsaday Muqdisho oo dhimasho & dhaawac sababtay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan tacshiirad xalay la isku weydaarsaday nawaaxiga isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho taasoo sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Israsaaseynta...

(Daawo Sawirro) Saldhigii degaanka Buusaar ee ay ka baxeen ciidamada Kenya

Ciidamada Kenya ayaa 20-kii bishan isaga baxay gabi ahaanba degaanka Buusaar oo ah meeshii ugu dambeysay ee ay kaga sugnaayeen gobolka Gedo halkaasoo ay...

Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax meelo badan laga maqlay ayaa caawa fiidnimadii ka dhacay  magaalada Muqsisho caasimada Somalia. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu soo xiray...

Golaha Wasiirada Somalia oo safiir u magacaabay Siyaasi caan ah (Daawo Sawirro)

Kulan ay golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku yeesheen maanta ayaa lagu ansixyay Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka oo ay soo diyaarisay...

LAST WEEK NEWS