Tuesday, February 19, 2019

Mid ka mid ah jidadka ugu burburka badan Muqdisho oo dib loo dhisayo (Daawo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo dhagax dhigay dhismaha waddada laamiga ah ee xeebta Liido ayaa ku bogaadiyey shacabka Soomaaliyeed...

Ra’iisul Wasaara Khayre oo Daah-furay Golaha Dhaqaallaha Qaranka (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweynaha dalku Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018,...

Mid kamid ah Suuqyada Muqdisho oo maanta xiran (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xiran ganacsigii ka jiray Suuqa lagu magacaabo Suuq Boocle ee kuyaala degmada Dharkeenley, kadib markii ganacsatada Suuqaasi lagu amray in ay bixiyaan...

Muqdisho oo xiliyada habeenkii isku bedeshay Mugdi iyo Maamulka Gobolka oo sabab u noqday

Inta badan nalalka cad ceeda qoraxda ku shaqeeyo ee ka daarnaa wadooyinka magaalada Muqdisho xiliyada habeenkii ah ayaa damay, waxa ayna magaalada hada isku...

Labo kamid ah Wasaaradaha Dowlada oon shaqeyn iyo Sababta ka dambeysa

Waxaa wali bur bursan dhismaha xarunta Otto Otto oo ay degnaayeen Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Amniga Xukuumada Soomaaliya, kadib weerar Al Shabaab ku qaadeen...

 Daawo Sawirada : Buundada Baar-Sanguuni oo Dayactir lagu bilaabay

Maamulka Jubbaland ayaa bilaabay in dayactir balaaran ku sameeyaan qaar kamid ah Buundooyinka gobolka Jubbada Hoose oo dhawaan ku bur buray fatahaadii uu sameeyay...

Dowlad dooneysa in ay Dumiso Masjid weyn iyo Muslimiin ka carooday (Daawo Sawirada)

Dowlada Shiinaha ayaa dooneysa in ay dumiso Masjid weyn oo dhawaan laga dhisay gobol kuyaala galbeedka dalkaasi ee Ningxia, waxaana duminta masjidkaasi si weyn uga...

Booliis Dabin cajiib ah u dhigay kooxo burcad ah (Daawo Sawirada)

Ciidamo katirsan booliiska dalka Mareykanka ayaa dabin cajiib ah waxa ay u dhigeen kooxo burcad ah oo kunool xaafad ay degan yihiin dadka Sabool...

Waa yaabee Waaya joogii hore Maxaa loo hilmaamay ?

Wiil ayaa guri la soo degey Aabihiis, Wiilku waa shaqaale dowlo, Habeenkii ayuu soo hoydaa, Aabuhu salaadda subax waxa uu aadaa Masjidka, Wiilkii ayaa...

Aqoon-isweydaarsi looga hadlay horumarinta xirfadleyda Caafimaadka oo Muqdisho lagu qabtay

Waxaa shalay gelinkii lagu qabtay magaalada Muqdisho aqoon-isweydaarsi hal maalin socday oo ku saabsanaa barashada qorsheynta Maamulka iyo istiraatijiyada ganacsiga goobaha caafimaadka ee gaarka...