Friday, January 18, 2019

Aqalka Sare oo wafdi dhexdhexaadin ah u diray dowlad goboleedkii ugu horeeyey

Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya gaaray Wafdi ka socday Qaramada Midoobay, waxa ayna Wafdigan la kulmeen Madax...

(Akhriso) Maqaal xiiso badan oo RW Khayre uu ka qoray isbedelka ka socda geeska...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa  maqaal uu ku daabacay Wargayska The Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nairobi kaga hadlay...

Maamulka G/Banaadir oo lacago kusoo rogay Jaamacadaha iyo Wasaarad arintaasi kahor timid

Maamulka gobolka Banaadir ayaa lacago ay ku sheegeen diiwaan galin waxa ay kusoo rogeen Jaamacadaha kuyaala magaalada Muqdisho, waxaana lacagahan gobolka soo rogeen kahor...

Xiliga lagu ciyaari doono Garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho oo la shaaciyey

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu hagaajinayo Garoonka Cayaaraha...

Cabsi lasoo daristay Burcadii Muqdisho iyo Shacabka oo is badal weyn dareemaya

Burcadii hubeesnaa ee dhaca u geesan jiray shacabka magaalada Muqdisho ayaa waxaa lasoo darsay cabsi xoogan, kadib markii ciidamada amaanka bilaabeen howlgalo burcadaasi lagula...

Gudoomiyihii Degmada Xamar Weyne oo la sheegay in Shirqool lagu xiray

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan shaqo joojin iyo xarig isugu daray Gudoomiyihii degmada Xamar Weyne Cumar Shariif Jeeg , oo laga duubay cod sir ah...

Maamulka G/Banaadir oo bilaabay duminta guryo si sharci daro ah loogu darsaday jidadka (Sawirro)

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta oo Jimco ah burburiyay dhismo sharci darro ah oo laga dhex dhisay mid ka mid ah wadooyinka ku yaalla...

Dad kala duwan oo loo soo xiray dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qab qabteen dad badan oo lagu tuhmayo in...

Mooshin cusub oo loo gudbiyay Gudoomiyaha golaha Shacabka (Halkan ka Akhriso )

Xildhibaano katirsan Golaha shacabka Soomaaliya ayaa mooshin waxa ay ka keeneen heshiiska is afgaradka ee dhawaan dhax maray Dowlahada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea. Gudoomiyaha golaha...