Friday, November 16, 2018

Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

War Saxaafadeed maanta kasoo baxay qaar kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ayaa looga soo horjeestay habraacii loo maray xulashada xubnaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka ku matalaya...

Amar ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu xiray garoomo ku yaalla Beerta Nabada

Garoomo lagu ciyaaro Kubada cagta ama fustelka oo ku yaalla halka loo yaqaano beerta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa la xiray, lana joojiyey in...

Isbitaalka takhasusiga ee Guuleed oo Qaliino kala duwan fulinaya

Waxaa dhamaan macaamiisha lagu wargelinaa in isbitaalka takhasusiga ee GUUULEED ay ku soo biireen takhaatiir ku takhasustay qaliinka guud kuwaas uu hogaaminaayo  Dr Mohamed...

Daawo Sawirada: Somalia iyo Mareykanka oo kala saxiixday Heshiis Taariikhi ah oo ku kacaya...

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta kala saxiixday Heshiis Taariikhi ah oo ku kacaya 30-Malyan oo Dollar, waxaana heshiiskan uu yahay mid wax badan...

Daawo Sawirada: Sanado kadib oo dib loo Howl geliyay Machadka isgaarsiinta Qaranka 

Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay munaasabadda dib-u-howl gelinta machadka isgaarsiinta qaranka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho...

Laamiga Dayniile oo sanado kadib dib u dhis lagu bilaabay (Daawo Sawirada)

Laamiga Degmada Dayniile dhax mara uu ka muuqday bur bur xoogan iyo dayactir la'aan ayaa mudo sanado ah kadib lagu bilaabay dib u dhis...

Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo sheegtay inaan la joojineyn howlaha dhismaha jidadka Muqdisho (Akhriso)

Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyed ayaa War ka soo saartay iscasilaada gudoomiyihii guddiga dhismaha jidadka Muqdisho C/llaahi Nuure Aw-Diini taasoo keentay in ganacsatada gobolka...

Magaalooyinka Muqdisho iyo Ankara oo mar kale la mataaneenayo (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Mudane Dr. Mustafa Tuna ayaa kala saxiixday heshiis dib...

Guddoomiye Yariisow oo hadalo kulul ku Weeraray Mucaaradka dowlada Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow)  oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in siyaasiyiinta Mucaaradka aan laga aqbali doonin...

Garsoorayaal lagu hor dhaariyey guddoomiyaha Maxkamada sare (Daawo Sawirro)

Munaasabad ka dhacday maanta Xarunta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa lagu dhaariyay Garsoorayaasha iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka oo dhawaan is ku shaandhayn lagu sameeyay. Munaasabaddan...