Wednesday, August 15, 2018

Wasiir Beyle oo ka hadlay lacago la sheegay in la siiyey Xildhibaanada federaalka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in marnaba aysan dhici doonin in si sharci darro ah lacago ay u bixiso Wasaaradiisa. Beyle...

Mdaxweyne Farmaajo oo booqasho xasaasi ah beri ku tagaya dalka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Maxed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa maalinta barri ah inay u ambabaxaan dalka Jabuuti. Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirika...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah Guddiga Dhaqaalaha Qaranka ayaa kala hadlay...

Axmed Madoobe oo ka hadlay saraakiishii NISA ee shalay laga soo celiyey Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay Kismaayo ka dib safari uu dibeda ugu maqnaa ayaa ka hadlay arrimo...

Maamulka G/Banaadir oo shaqada ka joojiyey Saraakiil lagu eedeeyey musuq-maasuq

uqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Ilaalada...

Ra’isul Wasaare Khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay Faadumo Dayib oo ah..(Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u qaabishan Soomaaliya, Faadumo Dayib oo...

Casho Sharaf Muqdisho loogu sameeyay Wafdi ka socda dowlada Eritrea (Daawo Sawirada)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa munaasabad casho sharaf ah ugu sameeyey xarunta Dawladda Hoose wafdiga dalka Eritrea...

Taliyaal Ciidan oo Caawa Kormeer kadis ah ku tagay Koontaroolada laga soo galo Muqdisho...

Taliyaasha Ciidamada Booliiska iyo Asluubta ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa galabta ilaa caawa waxa ay kormeero kadis ah ku tageen koontraroolada laga soo galo...

Daawo Sawirada: Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea oo Damaashaad loo geeyay Xeebta Liido

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay Wehliyaan Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea ayaa galabta Damaashaad waxa...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Baaq Muhiim ah u diray Abwaanada Soomaaliyeed (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka Soomaaliga ayaa sheegay in abwaannadu ay...