Wednesday, January 16, 2019

Xildhibaano kasoo cararay magaalada Kismaayo oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo isaga soo cararay magaalada Kismaayo, kadib handadaad ay kala kulmeen Hogaanka maamulka Jubbaland. Xildhibaanadan soo...

Muxuu ku saabsan yahay dalabka Axmed Madoobe u diray beesha caalamka?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Ciidanka Booliska soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda sanad-guuradii 75aad ee Aasaaskooda. Axmed Madoobe ayaa sheegay in awooda...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo booqday dekeda Kismaayo & degaanka Goobweyn (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo xubnaha ka socday Aqalka Sare oo uu hogaaminayay gudoomiyaha Aqalka Cabdi Xaashi ayaa maanta booqday...

Axmed Madoobe oo Shuruudo ku xiray heshiis uu la galo Madaxda Dowlada Federaalka

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa kulamo xasaasi ah saacadihii lasoo dhaafay ku yeeshay gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku sii jeeda Kismaayo & Xog ku aadan safarkiisa

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi C/llaahi & Wafdi uu horkacayo ayaa maanta ku sii jeeda Magaalada Kismaayo. warka ayaa sheegaya in ujeedada socdaalka...

Francisco Madeira oo ka qeyb galay kulanka Golaha Amniga Jubbaland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta shir gudoomiyay kullanka golaha amniga Jubbaland. Kulankan oo ah mid dhowrkii biloodba mar la qabto...

Sargaal katirsanaa ciidanka Nabad sugida Soomaaliya oo gaadmo lagu dilay

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeesan weerar gaadmo ah ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka nabad sugida...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Xil muhiim ah u magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa lagu magacaabay Hanti Dhowraha guud ee maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa...

(Akhriso) Jubballand oo jawaab ka bixisay Qoraalkii ka soo baxay golaha aqalka sare

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaanni ayaa jawaab ka bixiyey qoraalkii kasoo baxay golaha Baarlamanka Aqalka sare ee la xiriiray khilaafaadka dowladda Federaalka...

Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu duqeeyey Jubada dhexe

Dowladda Somalia ayaa shaacisay in 15 ka mid ah dagaalyahanada Alshabaab lagu dilay tiro kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn xalay ciidamada Maraykanku la beegsadeen...