Thursday, January 17, 2019

Shacab careysan oo Garbahaarey ku dhaawacay Wasiiro uu dirsaday Axmed Madoobe

Maanta oo Jimco ah waxaa ka dhacay Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo banaanbax looga soo horjeeday Wasiiro gaaray magaaladaasi oo ka ka socda dowlad...

Wasiir dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee lala beegsado Al-Shabaab

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Aadan Aw Xirsi ayaa si xoogan u dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee ciidamada...

Axmed Madoobe oo loo diiday inuu booqdo Garbahaarey iyo Sababta ka dambeysa

Maamulka Gobolka Gedo ayaa ayaa ka soo horjeestay booqasho Madaxweynaha  Jubbaland uu qorsheynayo inuu ku tago  magaalada Garbahaaray. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo iyo xubno...

Ciidamaa Jubbaland oo sameeyay Dhoolo tus ay awoodooda kusoo bandhigeen (Daawo Sawirada)

Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo waxa ay kusoo badhigeen dhuulo tus ciidan ay ku muujiyaneen awoodooda ciidan ay leeyihiin iyo nuucyada kala...

Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo ka furmay Magaalada Kismaayo

Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa goor dhow waxaa uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose, iyadoo shirkana uu yahay...

Taliye Indha-qarshe oo gaaray Kismaayo & Xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) iyo saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Waxaa Garoonka dayuuradaha Kismaayo ku...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Xil muhiim ah u magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa lagu magacaabay Hanti Dhowraha guud ee maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa...

Xoogaga Al-shabaab oo ciidamada dowlada kala wareegay degaan muhiim ah

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa...

Duqeyn Khasaaro geesatay oo lagu garaacay Iskuul iyo Isbitaal kuyaala Degmada Saakow

Diyaarado dagaal oon wali la ogeyn cida iska leh ayaa xalay duqeymo khasaaro kala duwan dhaliyay waxa ay ka geesteen Degmada Saakow ee gobolka...

Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in 100 Kunteenar oo hub ah uu geeyay magaalada...

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu eedeeyay in inta badan hubkii loogu deeqay dowlada Soomaaliya uu u daabulay gobolka Gedo gaar...