Monday, January 7, 2019

Cali C/qaadir Faarax oo kahor yimid xil ka qaadis maanta lagu sameeyay 

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa maanta shaqada ka joojiyey Duqii magaalada Baladweyne Cali C/qaadir Faarax (Sandheere) iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka...

Qarax xoogan oo la eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Al Shabaab oo sheegtay in...

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax xoogan oo wadada dhinaceeda lagu aasay lala eegtay kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay deegaanka...

Ciidamada AMISOM oo isaga baxay degaan ay maalmo ka hor ka saareen Al-shabaab

Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa dowlada federaalka Somalia ayaa maanta ka baxay degaanka Fiidow ee ku yaalla xadka kala qeybiya gobolada Sh/dhexe iyo...

Ciidamada AMISOM oo saakay mid kamid ah gaadiidkooda ku dilay labo ruux oo shacab...

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM saakay jiireen gaari dameer ay la socdeen...

Gudoomiye Barnaamij : “Waxan bogaadin booqashada iyo howsha Ra’iisul Wasaaraha ka soo qabtay ...

Guudoomiyaha Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH) Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan(Barnaamij) ayaa  bogaadiyay booqashada taariikhiga ah ee  Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdiga uu horkacayay...

Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhagax Dhigay Mashaariic laga Hirgelinayo Hir-shabeelle

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mduane Xasan Cali Khayre oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Jowhar, ayaa dhagax dhigay dhismaha...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Jowhar (Daawo Sawirada)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada golle ee dowlada ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...

Kheyre oo maanta booqasho ku tagaya mid kamid ah xarumaha maamul goboleedyada

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo masuuliyiin katirsan labada Golle ee dowlada ayaa maanta lagu wadaa in ay tagaan magaalada Jowhar ee...

Waare oo ka hor yimid Go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay go'aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo xubin ka aheyd maamulka Hirshabelle. Waare ayaa sheegay...

Madaxweyne Waare oo ka horyimid shir ay yeelanayaan Madaxda maamul goboleedyada

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa dhawaan lagu wadaa in ay shir ku yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waxaana shirkan ka maqan maamulka Hirshabelle...