Monday, January 7, 2019

Abaanduulaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Buulo Burde (Daawo Sawirro)

Saraakiil uu hoggaaminayo Abaanduullaha  Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan. Abaanduulaha iyo Saraakiisha la socota...

Daawo Sawirada: Waare oo Beledweyne Ku Qaabilayay Wafdi Ka Socday Midowga Africa

Wafdi ka ka socda Guddiga Nabadgalyada iyo amniga Midowga Afrika ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne, iyadoo Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare iyo Golihiisa...

Sargaal katirsan maamulka Hirshabelle oo Dil argagax leh xalay ka geestay Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Maareeyihii garoonka Diyaaradaha Jowhar xalay dil laga argagaxay u geestay xaaskiisa. Sida aan...

Abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Magaalada Beled-weyne (Daawo Sawirro)

Saraakiil uu horkacayay abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay qeyb ka ahaayeen xubno ka socday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo...

Faahfaahin Weerarkii ka dhacay duleedka Balcad & Taliye caan ah oo ku dhaawacmay

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar jidgal ah oo lagu qaaday Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo ka yimid magaalada Jowhar...

Al Shabaab oo Weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahno katirsan Al Shabaab ayaa weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo marayay inta u...

Nabadoon caan ah oo caawa lagu dilay Beled-weyne & Wararkii ugu dambeeyey

Magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa caawa lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada caanka ah ee magaaladaas ka dib  markii ay weerar...

Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Wiil lagu eedeeyay Dhaqan Fool xun

Fagaare kuyaala deegaanka Shaw oo katirsan gobolka Hiiraan waxaa maanta xukun dil ah lagula fuliyay wiil dhalinyaro ah oo lagu helay dambi ah in...

Waare oo si kulul uga hadlay Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle oo qarax lagu dilay

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo...

Duqii Magaalada Beled-weyne oo xilka laga qaaday & mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Hirshabelle ayaa soo saaray Wareegto xilkii looga qaaday duqii degmada Baladweyne. Duqa magaalada Beled-weyne ee xilka laga qaaday ayaa xafiiska fadhiyey...