Thursday, January 17, 2019

Xuseen Sheekh Qaasim oo kahor yimid Xil ka qaadis dhawaan lagu sameeyay

Maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenadooda, waxaana xilalkaasi loo magacaabay masuuliyiin cusub. Xuseen Sheekh Qaasim...

Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Wiil lagu eedeeyay Dhaqan Fool xun

Fagaare kuyaala deegaanka Shaw oo katirsan gobolka Hiiraan waxaa maanta xukun dil ah lagula fuliyay wiil dhalinyaro ah oo lagu helay dambi ah in...

Garsoorayaal Maxkamadeed oo shaqada laga eryay iyo kuwa cusub oo la magacaabay (Digreeto)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqada looga eryay garsoorayaashii iyo shaqaalihii Maxkamada Rafcaanka, tan gobolka Sh/dhexe iyo tan degmada Jowhar. Wareegtada...

Madaxweyne Waare oo gudoomiye cusub u magacaabay maamulka gobolka Hiiraan (Akhriso)

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Dabageed, ka dib markii uu xilka ka qaaday C/llaahi Axmed Iimaan oo...

Madaxweyne Waare oo kala fur furay Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay iyo Xeylada uu …

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle, kadib markii Xildhibaano magaaladaasi ku sugan Mooshin ka...

Guddoomiye degmo oo ku gacan seyray xil ka qaadis lagu sameeyey & Xiisad ka...

Guddoomiyihii degmada Buulo burde ee gobalka Hiiraan Maxamed Axmed Rooble ayaa ka horyimid xil ka qaadis lagu sameeyey. Wareegto ka soo baxday dhowaan Wasaaradda Arimaha...

Masuul katirsan Maamulka Hirshabelle iyo ilaalo la socotay oo Weerar lagu dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladeyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in kooxo hubeesan weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday Gudoomiye kuxigeenka degmada...

Kumaandooska Soomaaliya oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano ay maamulayeen

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgalo balaaran ka fuliyay Deegaano iyo tuulooyin hoos taga Degmada...

Xildhibaanada maamulka Hirshabelle oo ku dhegan Madaxweyne Waare

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa u yeeray Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare si ay waxyaabo badan uga weediiyaan dib u dhaca iyo fashilka ku...

Madaafiic khasaare geysatay oo lagu weeraray degmada Balcad

Madaafiic la aaminsan yahay iney soo rideen xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Warka ayaa intaa...