Thursday, January 17, 2019

Masuuliyiin la amray in ay si deg deg ah ku yimaadaan magaalada Jowhar

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku amray masuuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo tan magaalada Baladweyne in ay si deg deg ah u...

Xiisad ka taagan degmada Balcad & Xoogaga Al-Shabaab oo qabsaday degaano ku dhow

Al-shabaab ayaa la wareegtay maanta tuullooyin ka tirsan degmad Balcad ee gobolka Sh/dhexe iyadoo magaalada Balcad laga dareemayo xiisad kacsan. Tuullooyinka  ay la wareegeen Al-shabaab...

Sargaal katirsan maamulka Hirshabelle oo Dil argagax leh xalay ka geestay Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Maareeyihii garoonka Diyaaradaha Jowhar xalay dil laga argagaxay u geestay xaaskiisa. Sida aan...

Shacab careysan oo dibed-bax ka dhigaya bartamaha Magaalada Beladweyne

Banaabax ballaaran oo bilowday barqanimadii maanta ayaa ka socda Bartamaha Magaalada Beledweyne ee gobolka hiiraan. Dibad baxa ayaa yimid sida wararku nagu soo gaarayaan ka...

Madaxweyne Waare oo Jowhar u tegay fulinta hal qorshe oo ku wajahan Xildhibaanada ku...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar. Safarka Madaxweyne Waare oo ahaa mid deg...

Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Duhurnimadii maanta qarax uu ka dhacay meel ku dhaw saldhiga booliiska...

Sargaal katirsan Milatariga Somaliya oo la dilay iyo Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada dilkaasi

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay xaafad katirsan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ay ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya . Sargaalka...

Ciidamada AMISOM oo isaga baxay degaan ay maalmo ka hor ka saareen Al-shabaab

Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa dowlada federaalka Somalia ayaa maanta ka baxay degaanka Fiidow ee ku yaalla xadka kala qeybiya gobolada Sh/dhexe iyo...

Al Shabaab oo Xukun ku riday labo nin oo Dilal iyo kufsi u geestay...

Maxkamad ay leedahay Al Shabaab oo kutaala Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayaa xukuno kala duwan ku riday labo nin oo lagu helay dambi...

Dagaalo culus oo saaka ka qarxay duleedka Magaalada Belad-weyne ee G/hiiraan

Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay degaano ku yaalla hareeraha Magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo...