Wednesday, January 16, 2019

Dalalka Islaamka qaarkood iyo gobol ka mid ah Somalia oo maanta aan laga ciideynin

Qaar ka mid ah dalalka Muslimka ayaa Sacuudiga ku khilaafay Munaasabada maalinta koowaad ee Ciidul adxaa oo inta badan caalamka Islaamka looga degayo maanta...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo amray in dalka si deg deg ah ugu soo laabtaan...

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii...

Saraakiil Maraykan ah oo gaaray Dhuusamareeb & Ciidanka Danab oo saldhig ka sameysanaya (Daawo...

Saraakiil ka socotay Wasaaradda Gashaandhiga Mareykanka qaybta hawlgaladda ee Africa  ayaa maanta gaaray magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug iyagoo kulan gaar ah...