Saturday, January 19, 2019

Xildhibaanado katirsan Baarlamaanka Galmudug oo Xilka ka qaaday Xareed Cali Xareed

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa xilka ka qaaday Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali...

Xagee ku dambeeyeen gaadiid looga shakiyay in ay hub sidaan oo Cadaado lagu qabtay...

Magaalada Cadaado waxaa maalintii sabtida lagu qabtay lix gaari oo nuuca xamuulka qaada ah , waxaana gaadiidkan looga shakiyay in ay wadaan hub iyo...

Sidee looga ciiday degaanada Al-Shabaab oo ay ku jirto degmada Ceelbuur? (Daawo Sawirro)

Degaanada ay gacanta ku heyso Kooxda Al-shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Somalia ayaa maanta si weyn looga dabaaldegayaa munaasabada Maalinta koowaad ee Ciidul adxaa Magaalada...

Gudoomiye Baarlamaanka oo lagu doortay magaalada Dhuuso Mareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi Xildhibaanada Ahlu Sunna ku matala Galmudug ku doorteen Gudoomiye...

Xaaf oo Wasiir cusub ku kordhiyey Maamulka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay wasiir cusub oo ka mida noqonaya Golaha Wasiirada Garabka u hoggaamiyo, kadib markii la ansixiyey...

Xaalada Kaxandhaale oo degan & ciidan la dhex dhigay dhinacyadii dagaalamay (Sawirro)

Ciidamo isugu jira Nabad Sugid, Boolis iyo Millateri ayaa la sheegay in la kala dhex dhigay Maleeshiyaadkii ku dagaalamayey maalmahan deeaanka Kaxandhaale ee Gobalka...

Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Eedeyn Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed...

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ka socota Cadaado

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socota doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo marka doorashadan ay dhamaato ay Galmudug yeelab doonto madaxweynihii labaad. Doorashadan...

Xildhibaano ku shiray Dhuusamareeb oo xilkii ka qaaday Max’ed Xaashi Carabey (Daawo Sawirro)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo kulan ku yeeshay saaka magaaladda Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ayaa kalsoonidda kala laabtay Madaxweyne ku xigeenkii Galmudug Maxamed...

Kulan Xasaasi ah oo Gaalkacyo uga Socda Nicholas Haysom iyo Madaxda Galmudug (Daawo Sawirada)

Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaa ka socda kulan xasaasi ah oo u dhaxeeya Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom, Wakiilka Midowga Afrika  iyo...