Sunday, December 9, 2018

Khilaaf oo kala dhax galay Xaaf iyo Sheekh Shaakir iyo xog ku aadan waxa...

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in uu banaanka usoo baxay khilaaf soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha...

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo gaaray Dhuuso Mareeb iyo ujeedkooda oo…

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa saacadahihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxa ayna ciidankan xarumo ka sameesteen xeryo kuyaala...

Kumanaan qof oo daweyn & Indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey Isbitaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Mashruuc isugu jiray daweynta cudurrada indhaha, bixinta ookiyaalasha aragga iyo indho fiiqis bilaash oo ay ka faa'iideysteen kumanaan ruux ayaa laga fuliyey laba Isbitaal...

Guddoomiyaha Jaamacadda Benadir oo lagu soo dhoweeyey Xarunta Jaamacada Gaalkacyo (Sawirro)

Xaflad balaaran oo lagu soo dhoweynayey Guddoomiyaha Jaamacada Benadir Prof/Dr. C/risaaq Axmed Dalmar ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacada Gaalkacyo  University (GU) oo ku taalla...

Madaxweyne Xaaf oo si kulul uga hadlay Weerarkii saaka ka dhacay Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug  Axmed Ducaalle Xaaf ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo. "Anigoo ku hadlaya magaceyga iyo ka...

Daawo Sawirro laga soo qaaday Weerarkii lagu qaaday xaruntii Cabdiweli Cilmi Yare

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen xarun Koonfurta magaalada Gaalkacyo uu ku...

Wararkii ugu dambeeyay Weerarkii Gaalkacyo oo lasoo afjaray iyo C/weli Sheekh Cali Cilmi Yare oo...

Ciidamada gaarka ee maamulka Galmudug ayaa soo afjaray weerar ismiidaamin iyo mid toos ah oo dagaalyahano hubeesan saakay ku qaadeen xarun Koonfura magaalada Gaalkacyo...

Weerar Ismiidaamin ah iyo mid toos ah oo saakay lagu qaaday xarun uu lahaa C/weli...

Weerar ismiidaamin iyo mid toos ah ayaa saakay aroor hore lagu qaaday xarun Koonfura magaalada Gaalkacyo uu ku lahaa Sheekh C/weli Sheekh Cali Cilmi...

Xaaf oo Wasiir cusub ku kordhiyey Maamulka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay wasiir cusub oo ka mida noqonaya Golaha Wasiirada Garabka u hoggaamiyo, kadib markii la ansixiyey...

(Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymo kale oo ka dhacay gobolka Mudug

Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika AFRICOM ayaa looga hadlay duqeymo xalay mar kale laga geystay degaano ka tirsan gobolka...