Bushaaro Bushaaro: Walaalkeyga Qurba Jooga ahow Baro Quraanka Adiga oo Gurigaaga Jooga

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga.