War ay soo saartay Xarunta caalamiga ah ee dabagalka barakacayaasha dalka gudihiisa (IDMS) ayaa waxay ku sheegtay in lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2018-ka...
Munaasabad ka dhacday maanta Xarunta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa lagu dhaariyay Garsoorayaasha iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka oo dhawaan is ku shaandhayn lagu sameeyay. Munaasabaddan...
Wafdi ka socda Bankiga aduunka ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxa ayna wafdigan kulamo la qaateen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ay ku jiraan Wasiirada Maaliyada...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi una badan garabka Kooxda Ahlu Sunna xilka ka...
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa u yeeray Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare si ay waxyaabo badan uga weediiyaan dib u dhaca iyo fashilka ku yimid...