Waxaa goordhaw qarax miino oo lagu aasay wadada dhinaceeda uu ka dhacay Isgooska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in qaraxan uusan wax...
Wararka ka imaanaya Magaalada Columbus ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in shil gaari oo halkaasi ka dhacay ay ku dhinteen labo gabdhood oo Soomaali ah halka...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaasi ay ka soo qeyb galeen dhammaan...
Koonfur Galbeed waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo dhoor mar dib u dhacday iyo fara galin la sheegay in...