Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal uu qorsheeshanayo in uu ka guuro dhismaha uu ka degan...
Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa soo saaray Baaq ay Madaxweynaha uga dalbanayaan in uu aqbalo mooshinka ka yaala. Qoraal kooban...
Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dhacay banaan baxyo rabshada wata oo lagu taageerayay mooshinka laga gudbiyay Madaweyne...
Qoraal goordhaw lasoo gaarsiiyay Warbaahinta kana soo baxay xafiiska Xoghayaha guud ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Buuh ayaa lagu sheegay in mooshinkii laga keenay Madaxweyne...
Waxaa maanta lagu balan sanaa in Maxkamada sare ee maamulka Puntland dhageesato Dacwad u dhaxeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Cameey. Qoraal...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa la filayaa saacadaha soo aadan in uu Warbaahinta kala hadlo xiisada siyaasadeed ee ka...